Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zuldan on September 26, 2017, 12:10:24 AM

Title: Su'aal: Wadne garaac badan iyo khalkhal?
Post by: Zuldan on September 26, 2017, 12:10:24 AM
Asc bahda somalidoc salaan ka dib waa suldaan oo jooga soomaliya waxaan dhakhtarka waydiin lahaa;
1:waxaan isku arkay gariir iyo wadne garaac badan waxaana dareema khalkhal marka doctor maxay noqon kartaa arrintan.
2:fakarka iyo walwalka badan ma sababi karaan khalkhal Ku yimaada qofka noloshiisa.
Title: Re: wadne garaac badan iyo khalkhal
Post by: CilmiSabca on September 26, 2017, 01:02:30 PM
Halkaan ka akhriso
Wadne Garaac (http://bit.ly/2fobbk2)
Halkaan guji:
Walwalka Xad Dhaafka Ah (http://bit.ly/2ypS6ps)

Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan (http://bit.ly/2fhsR0N)