Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kuluu on September 12, 2009, 06:34:43 AM

Title: Ilmo Cuntada qaar aan Cunin
Post by: Kuluu on September 12, 2009, 06:34:43 AM
Asalaamu Caleykum, salaan kadib Kheyr aan dhamaan Allah idinsiiyo, Ilmo yar oo 11 Jir ah ayaan cunin cunada Bariiska iyo Baastada, labadaas cunana waa cunada aay soomaalidu u badanyihiin 2004 wuxuu ka go'ay Bariis, 2005 wuxuu ka go'ay baastada, marka dadka waxaay yiraahdeen Dhajis ayuu qabaa, Dhaqtar Kenyan aan tusayna wuxuu dhahay wuxuu qabaa cudur Maskixiyan ah wuxuu sheegay lacag badan oo aanan awoodin ayaan ku daa waynayaa marka Doctor muxuu yahay cudurka noocaan ah sideese lagu daaweyn karaa?     
Title: Re: Ilmo Cuntada qaar aan Cunin
Post by: SomaliDoc on September 15, 2009, 11:35:43 AM
Ma cunidda cunnooyinkaas ayuu diiday mise wuu ku xanuunsadaa markuu cuno?
hadduu ku xanuunsadane calaamadaha maxay yihiin?