Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdalla Kediye on August 16, 2017, 11:01:59 AM

Title: Su'aal: Dhuunta midig ayuunba i damqaysa?
Post by: Abdalla Kediye on August 16, 2017, 11:01:59 AM
Asc, waxaan ku weydiinayaa diktoore ; maalmahan waxan isku arkay dhuunta dhinaceeda midig ayuunba i damqaysa markan kor u hadlo ,mana ay i dhibayso liqida marka diktoore mxa lagu tilmaami karaa arrintan ??
Title: Re: Su'aal: Dhuunta midig ayuunba i damqaysa?
Post by: SomaliDoc on June 13, 2018, 11:09:13 AM
Liqidda oo ku dhibto waxay tilmaan u noqon kartaa xanuunka quumanka, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0)

Waxaa kaloo suuragal ah inay cilald kale jirto ee dhakhtar u tag si laguu wiisiteeyo, sawirne lagaaga saaro haddii loo baahdo.