Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Buulka on July 26, 2020, 04:58:20 AM

Title: Su'aal: Cuncun indhaha ayaan leeyahay?
Post by: Buulka on July 26, 2020, 04:58:20 AM
Asc  cuncun indhaha balashooda aan isku arkay iiguna badan habeenkii mudo 4 isbuuc kudhaw indhuhuna markan marmaro wey igaduutaan xataa cadceda quraxdu wey idhibtaa.

Mahadsanid