Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Habsa on March 29, 2017, 07:08:03 PM
-
Asc waan idin salaamaya dhamaantin saalaan kadib waxan rabay su,aal in ad iga jawaabtin hadii allaha yirahdo naaska waxa iga yaalo buro noca ladhaho fibroadenoma waxa lagu so sheegay labo bilod ka hor inta waxa isi dheer ibta hore ee naaska wax iga so baxay timo yar yar maalin dhawed ban isku arkay timo ku wa regsan ibta naaska umana sheegin wax dhakhtara marka waxan rabay 1 in aad isheegtan timahani waxey yihin iyo in aad iga cawisan wax burada iga babinayo ama iga yareenayo dawo hadad heysin wad mahadsantihin please jawaab
-
Timo inay ka soo baxaan ibta naaska waa arrin dabiici ah, wax dhib ahne ma keento waxaana badanaa lagu arkaa haweenka aan caruurta weli dhalin. Midda ku saabsan burada Fibroadenoma, qoraal faahfaahsan oo aan kaga hadalnay ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2224.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2224.0)