Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashwaaq on September 21, 2009, 02:57:21 PM
-
asc/ Eid wanaagan dhamaantiin waxaan idin leyahey kula caam wa antum bil kheyr
intaa kadib waxaan rabaa in la iiga jawaabo su aashaan hadii ey macquultahey insha allaah
ma jirtaa daawo la mariyo ama lacuno toliinka hoose ee xubinta taranka si loo helo is bees adiga kahor habeenka aqalgalka???????????????????????
-
Ma garanayo daawada aad sheegtay laakiin waxaa jiro kareemyo xanuunka yareeyo meeshana kabuubiyo sdia Ametop gel
-
Asalamu calaykum salaan kadib waan idsalaamayaa dhamaan maamulka iyo xubnaha intaas kadib su.aal mowducaan ku saabsan ninka habeenka ugu horayso aqal galka maxaa kaamaati uu qaadankaraa hadii ay ku adkaato xaalada majiraa wax daawo ama pomato oo la isticmaalikaro si loo ga gud bo dhufeeskaa waadmahadsantihin
-
Fadlan akhri suáalaha ku qoran qeybta suáalaha.
-
ASC waad salaamantihiin dhamaan Dhaqaatirta soomalidoc.com, iyo xabnaha ka tirsan wenkaan kana faa ii deesta marwalba intaa kadib, dr mahdi aad ayaa u mahadsantahey ,lakin su, aasha wali kama qancin oo webka aad sheegtay waa ii gali wayay, marka wali waxaan kaa suganaaba waa faahfaahin arintaa ku saabsan
MAHADSANIDIN