Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Siyaam on May 20, 2012, 07:56:29 PM

Title: Suaal hurdo la'aan iyo wadna garaac hadii aan jamaac sameyo
Post by: Siyaam on May 20, 2012, 07:56:29 PM
Asc wr wb dhaman musliminta o dhan salin ka bacdi hadan uso gudbo su aasha waxaan isku arkey hurdo la aan iyo wadna garaac hadii aan jamaac sameyo marka maxaa talaa doctor mahadsanid
Title: Re: Suaal hurdo la'aan iyo wadna garaac hadii aan jamaac sameyo
Post by: SomaliDoc on June 04, 2012, 07:05:31 PM
La xiriir takhtar si laguu baaro, waxaa lagaa yaabaa in dhiig yari ku hayso, ama cadaadiska dhiigaaga uu yaryahay ama wadnaha aad ka xanuunsan tahay.
Wax badan ayaa keeni karo wadna garaac aan caadi ahayn jamaaca ka dib.