Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aamina on June 30, 2010, 02:35:37 AM

Title: Su'aal: Cudurada ku dhaca xiliga uurka iyo kadib?
Post by: Aamina on June 30, 2010, 02:35:37 AM
Walaal ASC
aad baad u mahadsantihiin webkan qiimaha badan ee umada somalida aad uga faa'ideyneysaan.
 su'aasheyda waa   pelvic girdle pain
xiliga ay naagtu uurka ledahay waxa dumarka qaar ku dhaca bekkenløsning ama miskaha lafaha oo yara kala durka.
xiligii aan uurka lahaa waan lahaa xanunkaa hada oon ka joogo 10 bilood uurka ka dib waan leeyahay.
walaal wax talo ah oo aan sameeyo ma ii sheegi kartaan.
wali lama kulmin dhaqtar.
Jazaaka laah khayr
Title: Re: Su'aal: Cudurada ku dhaca xiliga uurka iyo kadib?
Post by: SomaliDoc on July 05, 2010, 11:06:57 PM
Waxaad isticmaashaa suunka miskaha kaasoo 85% hooyooyinka qabo xanuunkaa ay ku bogsoodaan.

Midda labaad sameey jimicsiga "Kegel" si aad u xoojiso murqaha miskahaaga.