Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mo Digdig on January 30, 2016, 10:04:32 PM

Title: Su'aal: Gooryaan Calooleedka?
Post by: Mo Digdig on January 30, 2016, 10:04:32 PM


waa maxay calaamadaha gooryaan calooleedka? sidee loo baaraa loona daweeyaa?
Title: Re: Su'aal: Gooryaan Calooleedka?
Post by: SomaliDoc on February 06, 2016, 04:47:59 PM
Gooryaanku waa noocyo badan yahay, waxaana qofka uu dareemi akraa, shbuan, lalabo, calool majiir, cunno xumo, futa cuncun, dibbiro iyo shanqar badan, waxaa lagu ogaan karaa adigoo saxaradaada baaro.
Fadlan la xiriir dhakhtar saxaradada hala baaro.