(http://www.surplusviagra.com/wp-content/uploads/2011/02/Cialis-vs-viagra-which-is-better-1.jpg) | ASC WR WB JAWAABTAAS WAAN FAHMAY EE WAA VAIGARAHA EE WAXAAN RABAA IN WAX LA IIGA SHEEGO DAAWADAAN LAYIRAAHDO CIALIS WAXAAN FILAYAA IN IYADANA LOOGU KAALMEEYSTO GALMADA EE DHIBAATOOYINKA EEY KEENI KARTO MAXAA KAMID AH . WAADMAHADSAN TIHIIN .
Kaniiniga CIALIS waa kaniini sida Viagraha oo kale ah waxay ku kala duwanyihiin kaliya in kaniiniga CIALIS uu muddo dheer jirka ku jiro oo dhan 17 illaa 36 saacadood meesha kaniiniga Viagraha uu jirka ku jiro 4 saacadood kaliya, isku si ayay u shaqeeyaan wayna isku samays dhawyihiin.
Waxaan qabaa gastaric vegaha dhib ma ii keena hadan u isticmaalo galmada Waxyaabaha uu keeni karo kaniiniga Viagra-ha waxaa ka mid ah laabjeex, dibbiro iyo gaastiriko. |