Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mo Digdig on September 10, 2015, 05:59:24 PM

Title: Su'aal: Saameynta raajada?
Post by: Mo Digdig on September 10, 2015, 05:59:24 PM
Waxaan isisaaray dhowr mar raajo xabadka ah (3 mar oo xabadka ah) , kadib waxan dareemay hur maqaarka xabadka ah (kuleel xabadka), arintaasi makeeni kartaa in raajada ay sababtay xanunkaan maqaarka xabadka oo huraaya ah. Mida kale waxa kaloo jira hur maqaarka labada gacmood korkooda ah oo kululaanaya. Arrintaas raajo makeentaa. Thank you very much.
 
Title: Re: Su'aal: Saameynta raajada?
Post by: SomaliDoc on September 11, 2015, 01:04:15 PM
Imisaa u dhaxeysay raajooyinka aad isi saartay?
Halkaan ka akhriso jawaab hore oo aan ka bixinay su'aashaan oo kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5760.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5760.0.html)
Title: Re: Su'aal: Saameynta raajada?
Post by: Mo Digdig on September 11, 2015, 04:19:27 PM
Maasha allah, waad ku mahadsantahay caawintaada.

Waxaa u dhaxeysay ilaa 1 sano. Mida koowaad waxaan isi saaray 2011,2014 iyo 2015. Saas ayeey ahaayeen saarista Raajada. Waxna waa la iga waayay.
Title: Re: Su'aal: Saameynta raajada?
Post by: SomaliDoc on September 13, 2015, 12:53:31 PM
Taasi waa mudooyin kala fog, wax dhib ah kuuma keenayso insha'llah.