Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Somali_Nabad on October 24, 2011, 08:20:55 AM

Title: Su'aal: measles ama jadeeco?
Post by: Somali_Nabad on October 24, 2011, 08:20:55 AM
Marka hore waxaan salaamaya takhtarka iyo dhamaan members-ka webka ku xidhan, intaa ka bacdi waxaan takhtarka waydiin lahaa cudurka jadeecadu (measles) waa maxay, maxaa lagu gartaa, mida kale waxaan somalida ka maqlaa qofka haday mar ku dhacdo mar labaad kumasoo noqoto. ma xaqiiq jirtaa mise waa wax aan la hubin?. takhtar thanks.
Title: Re: Su'aal: measles ama jadeeco?
Post by: SomaliDoc on October 29, 2011, 07:03:58 PM
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan jadeecada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3241.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3241.0.html)