Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Istaabeene on December 02, 2016, 10:45:25 PM

Title: Su'aal: Gabadh uur leh oo dhiig ka yimid?
Post by: Istaabeene on December 02, 2016, 10:45:25 PM
asc suaasha waa sidaaan gabadha uur leh ahne labo bil waxaa ka yimid dhiig mala dhihi karaa wey kaso dilmeen ultrosound markii la saray ilmaha waa nadiif ilmaha bilaha sidii ma loosii xisabayaa mise meshaas loga bilawayaaaa
Title: Re: Su'aal: Gabadh uur leh oo dhiig ka yimid?
Post by: SomaliDoc on December 29, 2016, 07:16:42 PM
Arrinkaasi waxaa loo yaqaanaa 'Dilanka Sigtay", ka akhriso halkaan jawaab hore oo ku saabsan su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7440.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7440.0)