Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alaalah2 on March 24, 2016, 10:58:35 PM
-
Asc Dr magaceygu waa cabdiraxman waxaan jogaa magalada muqdiaho waxaan ahay wiil dhalin yaro ah waxaan xanuun ka qabaa babaasiirka walhi markii hore xanun ma aan qabin lkn waxaan dareemi jiray wadna garaaq badan iyo lafaxanun marka babasir ayaa iskaga shakiye dhakhtar baan u yagay waxow igu dhahay waa oo ku hayaawaxaana tahay qaliin dawana malihid adiga cml markaas baan ju iri diyaar ban u ahaye qalinka igu samey qalinkii balagu sameyay 4bilod kadib ayaan waxaan dareemay xanun ah in futada meshi laqalay ay idikameyso mararka qaarna aad u maleyso in ay i mudayaan wax cirbad cml ah taasina horay ma aan u qabi jirin dhakhtarkii baa ku labtay siduu xalka yahay baan u shagay oo waxaan ku idhi arintaa baa i heysato haye oo dhahay waa u firiyay waxoo dhahay mel yar oo gadudan baa jirto leesar baan kaga gubayaa ee diyar ma u tahay anigane waan ka baqay amoo kadaran naqataa baan is dhahay marka Dr maxaa illa gudbon oo aan samey karaa adiga oo mahadsan thank you
-
Talada dhakhtarka qaado maadaama isaga xaaladaada markii hore la socday, laser-kuna wuu ka dhib yar yahay qalliinka caadiga ah.
-
Mahadsanid Dr