(http://averaorg.adam.com/graphics/images/en/18012.jpg) | Indha fiiqidu waa qaliinka lagu sameeyo jirada gasho bikaacada isha (Eye lens = ???? ?????) taasoo keento arag daciifid. Qaliinkan wuxaa lagu soo saaraa bikaacadaan uu caadka koray taasoo keentay indho daciifitaan (Cataract). Katarakt (Cataract = ??? ?????) waa ceeryaamo ama caad fuula Bikaacada isha taasoo keenta in ilayska uusan ka gudbin kadibne uusan qofka si waadix ah waxna u arki karin. Indha fiiqidu waa badalitaanka bikaacada isha taasoo loo galinayo qofka mid macmal ah si uu wax ugu arko. Indha fiiqid = Cataract surgery = ????? ????? Wixii macluumo intaa dheer dib ayaan kaga soo dari doonaa insha'lah. |