Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kuluu on January 31, 2010, 08:52:06 AM

Title: Su'aal: Malaariyada qalal ma sababi kartaa?
Post by: Kuluu on January 31, 2010, 08:52:06 AM
Su'aashaydu waxa weeye cudurka malaariyada qalal ma sababi karaa?  
Title: Re: Su'aal: Malaariyada qalal ma sababi kartaa?
Post by: SomaliDoc on February 01, 2010, 09:38:37 PM
Malaariyada markay halis noqoto waxay keentaa dhawr waxyaabood oo si degdeg ah u dili kara qofka.
Waxyaabahaas halista ah waxaa ka mid ah qalalka.
Waxay malaariyada nooceeda loo yaqaano P.Flaciparum ay keentaa "Cerebral Malaria" oo ah malaariyada maskaxda.
Waxaa calaamadaha cudurkaan ka mid ah: qalal, miir-daboolmis, dabeecad duwan iyo dhibaato maskaxeedba.

Fikrad ka qaado cudurka Duumada
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=34.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=34.0)