Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aden Ugaas on January 15, 2016, 11:18:30 AM
-
Asc wr wb dhakhaatirta sharafta leh salan kadib waxan idinka cosan laha inaad 2 sualod iga jawaabtan suashas oo ku saabsan DNA da wan garanaya difinitionkeda balse tan kowad * DNA da xage laga hela ama qeybtey oga jirta jidhka bani adimka ?
* tan labad waxan arkay qof laga qadaya DNA waxana samplka laga qaday tinta marka qabke lagu ogada iney labadan qof is dhalen ?
Waad mahadsantihin
-
Ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2148.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2148.0.html)