Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hussein Yusuf Nur on September 24, 2018, 03:57:07 PM

Title: Su'aal: Qallajiyayaasha way ku xanuunsataa?
Post by: Hussein Yusuf Nur on September 24, 2018, 03:57:07 PM
 Asc WrxmtAllah SomaliDoc.

Waxaa jirto gabar wlshy ah, oo loo soo qoray daawooyin qallajiyaal ah.

Markii ay qaadato dawada, wey ku lalabooneysaa, waana cirbado.

Fadlan, talo iga siiya arintaan.

Mahadsanidiin.
Title: Re: Su'aal: Qallajiyayaasha way ku xanuunsataa?
Post by: SomaliDoc on February 12, 2019, 01:09:49 PM
Waxaa laga yaabaa inay cirbadaha ay awoodoodu badan tahay, waxaa kaloo suuragal ah in waxyeelalda qallajiyahaasi uu ka mid yahay lalabo, marka haddii ay tahay wax daawada ku eg kaliya waa inay la tashataa dhaktharka u qoray.