Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Balqiisahaaji on June 02, 2017, 06:26:01 PM

Title: Su'aal: Waa maxay geed moringa la yiraahdo?
Post by: Balqiisahaaji on June 02, 2017, 06:26:01 PM
wan idin salaamay dhamaan inta webka wax ku qorta bacdal salam waxan rabaaa inaan ogaado geedka la yiraahdo moringa muxuu yahay muxuusa taraa warbixin tiisa OO dhamays tiran Insha Allah jazakalaah khayr Dr
Title: Re: waa maxay geed moringa la yiraahdo
Post by: CilmiSabca on June 02, 2017, 10:13:21 PM
Halkaan ka akhriso geed Moringa
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6093.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6093.0)