Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hawakalif on February 24, 2015, 11:58:20 PM
-
Asc dhantin
Walal laba sual
1 carurta kamille tea mala siinkara
Max hayna u darta
2 qof biyaha kulul mar wel ba ku qubaysto
Malinti laba ila hal
Cafimad isa wax ma u dhimaysa jirkisana
Maku jilcaya
-
Waa maxay kamille tea? Ma waxaa ka wadaa chamomile tea?
Biyaha kulu oo lagu qubeysto caafimaadka waxba uma dhinto.
-
Chamomile tea walalo
-
Inkastoo hooyooyinka ay shaahaan ku daaweeyaan calool majiirka caruurta, laakiin caafimaad ahaan uma fiicna, baaritaano lagu sameeyay waxaa la ogaaday inuu carqaladeeyo nuugista macdanta birta iyo fitamiinnada qaar in jirka uu ka faaidaysto.
Fadlan ha siinin caruurtaada.