Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: CilmiSabca on April 10, 2012, 06:35:46 PM
-
Asc wrt wbrkt. Salaan ka dib.
Dhakhtar, waxaan rabaa in aad sharaxaad naga siisid cudurka ay Soomaalidu u taqaan GALAHA, cudurkaan oo Dhabar xanuun & leh xanuuno kale. Sidee lagu garan karaa oo loona daaweyn karaa, daawadiisu ma gubis baa?. Thank You.
-
Halkaan ka baro xanuunka galaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1030.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1030.0.html)