Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on May 23, 2016, 02:55:46 PM

Title: Su'aal: Gabar walaashayda ah ayaa daawo loo soo qoray?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on May 23, 2016, 02:55:46 PM
Dr ugu horayn waxaan kaaga mahad calinayaa dadaalkaaaga wanagsan aad u hayso bulshada soomaaliyeed  meel kasta ay joogaan.
Adna Ilaah hakaa abaalmariyo.
Dr  su'aashayda waxay tahay gabar walaashayda ah ayaa daawo loo soo qoray magaceedu waa  PRIMOLUT N 5mg marka waxay qabtaaa hypertension ama dhiig kar

Dr adigoo mahadsan ma qaadan kartaa?
Dr dawadaasi waa kaniini ma'ahan irbad marka dose ka dawada intee laqaata malinta?
Dr          thanks
Title: Re: Su'aal: Gabar walaashayda ah ayaa daawo loo soo qoray?
Post by: SomaliDoc on June 05, 2016, 07:53:25 PM
Fadlan qoraalkaan ka akhriso warbixin ku saabsan daawada Primolut N: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3318.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3318.0)