Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed Hassan on December 17, 2018, 02:51:13 PM

Title: Su'aal: Wuxuu leeyahay Caabuqa Bushinta?
Post by: Axmed Hassan on December 17, 2018, 02:51:13 PM
Asc dr.
Waxan qabaa su,aal .
Taasoo ah , wiil yar o wlalkey ah ayaa wuxu ka bukaa bushimaha ama faruuryaha wey guduudtaan kadib qolof ayaa fuusha ,marka la modo in ay bogsnyaan qoloftii ayaa ka dhacda oo sidoodi ayay kusoo laabtaan.
Baaritaan lagu sameeyay dhakhaatirtu negative ayay dheheen meshina weli waa buktaa .
Mrka dr mxy thy ciladaas maxaa sabab u noqon kara side ugu fudud ee lgu daaweeyn karaa . Mhadsnid
Title: Re: Su'aal: Wuxuu leeyahay Caabuqa Bushinta?
Post by: SomaliDoc on April 18, 2019, 09:33:12 PM
Cilladaasi caabuq ma ahan, horay ayaane qoraal gooni ah ugu faahfaahinnay ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0)