Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Marwan ismail on December 19, 2018, 01:32:14 PM
-
asc dr
waxan jira 18 sano waxaan isku arkay in mudo ah in indhahayga ay kuso waregayan caad cadi ,yarantaydi waxan laha taracoma ama indho casaan lkn hda way ika babaday hdana cadka cadba bilaabmay,wadno garaac wan leeyay o wan dareema wadnahayga garaacisa habenki. waxanan maqlay in laku indho beelo hdi cadku u kugu bato ,tasina stress bay isi qadsisey
maxan iku talin lahayd dir mahadsanid
-
Waxaad u baahan tahay inaad dhakhtar indho la xiriirtid si laguu baaro, waana sax in caadka indhaha fuulo uu aragga yareeyo, faahfaahinta caadka indhaha fuulo iyo sida loo daaweeyo ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1149.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1149.0)