Recent Posts

Pages: 1 ... 7 8 [9] 10
81
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Wadno xanuunka?
« Last post by Abdalla143 on August 17, 2021, 04:41:10 AM »
Asc SomaliDoc marka hore sida wacan aad bulshadiina ugu shaqenesan Alle SWC Ajar iyo xasanad ha idinka siiyo
Marka xigto waxa qaba su’aal fudud su’aashaash oo ah ..
Qofka marka ugu horeso uu dareemo Xabad xanun iyo gacanta oo kabuubiyoneso hadu islamarki dhaqtar tago wadnihiisa xal aan khaliin laheen maleeyahay oo daweyn caadi ah uu qaadan karo
Mahadsanidiin????????
82
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Dapoxetine tab 30mg or 60mg?
« Last post by Aadaar on August 07, 2021, 08:52:39 PM »
Bahda somalidoc waxaan waydiinlahaa waxa loo isticmaalo dawada dapoxetine.
Iyo sida loo isticmaalo iyo side effect ga ay leedahay.
Mahadsanidiin
83
Qaybta Su'aalaha / Su aal
« Last post by Gaasgeele2 on August 06, 2021, 12:56:56 AM »
 Dr magacagu wa siciid cali  dr 15 sano ba siigaysayey mudo waxaan isku arkay halka gumaar ilaa kelida bidix dusheeda markaa kacsado ama habeenkii dhinaca bidix u seexdo in sanqadha ka baxdo halkaa qudhudhuc ah sida marka qofka calooshu soconayso siday u sanqadho waana mudo dheer weliba hadaan kacsado waaba dareemaa sidii wax hawo oo kale ah inay inay halkaa maraysk gumaarka ilaa kelida bidix marba dhibac sucoto iyo markaan kaadjo ka bacdi waan amaqlaa ama dareemaa waxsidii hawo camal aha ah
84
Qaybta Su'aalaha / Re: Somali
« Last post by Milica_soomali on July 20, 2021, 02:04:18 AM »
85
Qaybta Su'aalaha / Somali
« Last post by Kabi on July 17, 2021, 01:59:11 PM »
Asc bahda sdoc jawabtan maxaa cilad ah oo kajirto

Semen Analyze Report

Test result

White, Grayish

Normal

Fresh sperm

2.5 ml

High viscosity

No turbid

3 days

Test result

8.0

2.2mg

Test result

normal

normal

normal

normal

Test result

42%

36%

22%

100%

Not appear

Not appear

Result

20x10/ml

Physical

Color

Order

Sample type

Volume

Viscosity

Turbidity

Last ejaculation

Chemical

PH

fructose

Morphology

Normal morphology

Head structure

Midpeace

Tail structure

Motility

Progressive Motility

Non Progressive Motility

I motility

Total Motility

RBC

WBC

Counting Report

10x10/ml

Absorbed Microscopically Seen Low Sperm Counting and WBC in Ejaculation Result: Oligo, Pyozoospermia

Normal

White, Grayish Whit

Normal

Fresh sperm

2- 5ml

viscoun

High turbid

2-7days

Normal 7.2-7.8

2.4mg

Normal

4%

Small visible

Small visible

High tail motile

Normal

31-34%

38-42

30%

100%

Not appear

Not appear

Normal

20/ml
86
Problem-Based Learning Center / Re: Case (84)
« Last post by Milica_soomali on June 24, 2021, 10:24:25 PM »
87
Problem-Based Learning Center / Re: Case (84)
« Last post by Dr.Adnan on June 21, 2021, 12:46:51 AM »
Xabadan Dhawr sanno (6 years) bay jawaab laadahaye! ;D ;D ;D

CT shows bilateral upper lobe cavitations with consolidation, this is accompained by a sinister history of weight loss and poor Appetite.
The patient is also a long truck driver denoting travel across borders and possibly a red-herring for a certain adventurous lifestyle!.

My top diagnosis is Pulmonary tuberculosis.

However, I would like to rule out to conditions. HIV and Infective endocarditis.

My assessment would obviously start by the bedside, basic observations, oxygen saturation, heart rate, respiratory rate and Blood pressure.

I would start with a basic blood panel, FBC (might show raised WCC and Anaemia), CRP, Biochemistry (looking for AKI or deranged LFTs). 3 sets of blood cultures and HIV screening.
I would also request a urine dip and early urine specimen for TB
Sputum Culture and sensitivities. Sputum culture for AFB and culture.

Now the most likely possibility is still TB, therefore provided there are no contraindications to treatment, I would start treatment straight away.

However, always keep an open mind. if the story doesn't fit consider other causes of such findings, Staph aureus in IE could cause bilateral cavities, Autoimmune diseases could also present with cavities.

Xaaaji. bal naga fuji.. hadaba
88
Qaybta Su'aalaha / Re: Lugta bidix oo ibararan
« Last post by Milica_soomali on May 25, 2021, 03:14:42 PM »

89
Qaybta Su'aalaha / Lugta bidix oo ibararan
« Last post by Elma on May 13, 2021, 01:00:08 PM »
Asc.
Waxaan barar saa id ah ku hayaa lugtayda bidix faraha hoose illaa inta jilibka ka hoosaysa. Waxaan dareemayaa kaar, socodka badan wey isii bararaysaa,sidookale salaada tukasha deedu wey idhibaysaa.
Lugata bidix kaliyaan xanuunka ku hayaa.
Arintaas tala iga siiya iyo waxa ay thy, mahad sanidiin
90
Qaybta Su'aalaha / Re: Su,al asc
« Last post by Milica_soomali on May 11, 2021, 03:54:11 PM »
Pages: 1 ... 7 8 [9] 10