Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayanle4383 on April 19, 2017, 06:36:05 PM

Title: Su'aal: Dilaac faraha lugaha dhaxdoda ah?
Post by: Ayanle4383 on April 19, 2017, 06:36:05 PM
Asc dr wanku samalay waxan kaga mahadcelinaya si wacan oo ad su.Laha logu so jawabeyso..

Su.asheyda waxa ay tahaY  maxa sababa faraha lugaha inta u dhadhaxeysa oo jeex jeexma labadadii farba oo lugaha ah dhaxdoxa weey jeexme mesha jeexantana waa cadaan...

Mahadsanadiin somali.doc
Title: Re: Su'aal: Dilaac faraha lugaha dhaxdoda ah?
Post by: SomaliDoc on August 19, 2017, 09:12:11 PM
Qoraal gooni ah baa xanuunkaan ku faahfaahinnay hadda ka hor ee ka gal link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7069.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7069.0)