Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaafka on August 28, 2015, 01:14:05 AM

Title: Su'aal: Cagarshowga beerka daawo ma leeyahay?
Post by: Shaafka on August 28, 2015, 01:14:05 AM
 asc walalayal waxan raba in wax leygaga sheego cudurka cagarshowga beerka?
cagarshowga berka dawo maleyahay? ma leeska qaada? sidee leskaga qada? see loga hortaga? side leskaga ilaliya?...
waa mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Cagarshowga beerka daawo ma leeyahay?
Post by: SomaliDoc on August 28, 2015, 10:51:00 AM
Shaafka, halkaan ka akhriso qoraal dhameestiran oo su'aalahaaga oo idil kaaga jawaabi doona: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html)