Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibrahim Abikar on September 19, 2017, 02:22:53 PM
-
Asc doctor. Doctor sinaxa (pelvic giddles) ayaa ixanunaay mudo 6yrs. waa ligagubay balse ila xada xanun ayaan tarema. socotka ayaa isbadali oo waan Dutiyaa. maxaa ilagutboon. Maxatsanid
-
Waxyaabo badan ayaa keeni kara cillada sinaha, cillad lafaha ah, cillad murqaha ah, cillad xididada iyo neerfaha ah, cillad carjaw ah cillad fitamiin yari ama cillad astaan u ah xaxuuno kale.
Waxaa haboon in aad dhakhtar la xidhiidhid si loo ogaado midda ay tahay cilladdaada.