Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Run on December 05, 2016, 07:36:48 PM
-
waxaan rabaa dhaqtar inaan ogaado waxaa la iga qaaday dhiigaa ka badisay resulting ii Ayaan helay saan buunsho ahaa
TSH 0.74
FT4 10.68
FT3 ------
Marka waxaan idin ka codsan inaad iga jaahil bixisaan kolay beri subax insha allah Ayaan dhaqtarka jawaabta u gayne
jizaakumullah qayran
walaashiin ummu mahamed
-
Jawaabtaasi waa sax, wax dhib ah kama muuqdo waa haddii heerbeegga la isticmaalay uu yahay ug/dl
Midda kale, baarista mid baa ka dhiman (T3).