Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aboisma on July 19, 2016, 03:10:58 AM

Title: Su'aal: Xaaskayga oo lugaha aad u xanuunaan?
Post by: Aboisma on July 19, 2016, 03:10:58 AM
gabadheyda oo habeenki labada lugood ay aad u xanuunan oo ilaa la duugo aanay xanuunkasi ka bayn, markay istirahdo seexo o ay sariirta jiibsato ayu xanuunku ku bilaamaya. wana inta jilbaha ka hooseysa. xanunkani wuxu ku bilaamey markay umushey. marka doctore suaasha igaga so jawaab.
Title: Re: Su'aal: Xaaskayga oo lugaha aad u xanuunaan?
Post by: SomaliDoc on September 16, 2016, 09:13:40 PM
Luga hurka ama xanuunka waxyaabo badan ayaa keeno, waxaa ka mid ah: dhiig-yraida, kaalsiyam yarida, fitamiin yarida, infekshanka haweenka, roomatiisamka iyo murqo xanuunka.
Waxaase u badinayaa in maadada Kaalsiyamta ama Fitamin D-ga uu ku yar yahay ama fitamiinada kalaba.