Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aox on December 22, 2009, 02:33:43 AM

Title: Ma jira walaalayaal, dhakhtar Somaliyeed oo ku takhasusay sunta guud ahaan, gaar
Post by: Aox on December 22, 2009, 02:33:43 AM
Salaama Calaykum.
 
 
Waan idin salaamayaa dhamaantiin, runtiina aad ayaan ugu faraxsanahay inan halkan waydiintayda ugu bandhigo dhakhtaro walaalahay ah oo Soomaaliyeed. Intaa ka dib, waxan jeclaan lahaa inaan la xidhiido oo aad ii soo gudbisaan warbixintiisa iyo sidaan u heli lahaa hadii uu jiro dhakhtar Soomaali ah, oo aqoon u leh Sunta/aha la cabo iyo saamaynta ay ku yeeshaan korista maskaxda guud ahaan, gaar ahaana caruurta uurka hooyada weli ku jirta ee lagu sumeeyo, ee suntaas dartood dhibaato kaga dhacdo maskaxda iyo koriinkeeda?
 
Allah ayaa mahad leh.
 
Salaama Calaykum.
 
Soo gudbiye, A.O.xasan.
Title: Re: Ma jira walaalayaal, dhakhtar Somaliyeed oo ku takhasusay sunta guud ahaan,
Post by: SomaliDoc on January 04, 2010, 09:37:14 PM
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2411.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2411.0.html)