Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: wacdi on October 21, 2016, 10:04:35 AM

Title: Su'aal: Waxaa la ii sheegay inuu cagaarshowga B igu dhacay?
Post by: wacdi on October 21, 2016, 10:04:35 AM
Asm doctor waa abdi weli oo jooga norway aad ayaan kugu mahadcelin marka labaad.
Malin dhawayd ayaa dhiiga layga qaaday waxaana la isheegay inuu cudurka cagaarshowga habitet b igudhacay lakin aan iskadifaacay
Oohada aana qabin waxayna dhaheen waad cafimaad qabtaa lakin waahore ayuu midka dhiiga kugudhacay
1: Su'asha kobaad madhacdaa inii laga bogsado cudurkaas bilaa daawo sida anookale
2: Hada hadii aydhaheen waad cafimaad qabtaa oo wuukaabaxay oo daawo uma bahaanid cidnana maqaadsiin haysid maxa ilagudboon saas makuniyad samaankaraa.
Title: Re: Su'aal: Waxaa la ii sheegay inuu cagaarshowga B igu dhacay?
Post by: SomaliDoc on October 27, 2016, 03:13:02 PM
Fadlan Video-gaan daawo isagaa kuu faahfaahin doono jawaabaha su'aalahaaga:
https://www.youtube.com/watch?v=HfLN5PVkF0s (https://www.youtube.com/watch?v=HfLN5PVkF0s)