Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Anassom on December 06, 2016, 08:39:23 PM

Title: Su'aal: Nefsashada oo igu adkata markan wax cuno?
Post by: Anassom on December 06, 2016, 08:39:23 PM
Asc Dr waxan ahay wiil yar oo da'disu ay tahay 17 jir culeyskeyga neh waa 80kg
Marka Dr waxan isku arkay malmahan marka an dhargo iney nefsashada igu adkata marka maxey tahay sawabta Dr ,
Mahadsanid...!!
Title: Re: Su'aal: Nefsashada oo igu adkata markan wax cuno?
Post by: SomaliDoc on January 10, 2017, 12:03:36 PM
(http://somalidoc.com/Topics/naqascunno.png)

Bismillah,

Dad badan ayaa ka sheegto inuu neefsiga dhibo ama naqaskaba ku dhago markay wax cunaan, waxyaabo fudud iyo waxyaabo halis ah intaba way keenaan laakiin 6 sabab ayaa ugu muhiimsan.


Haddii aad cilladaada ka fahantay liiskaan iyo haddii kalaba, fadlan la xiriir dhakhtar si loo hubiyo xaaladaada, waxaa kaloo jiri kara cillad ka duwan kuwa aan kor ku soo xusay.

Ha Samaynin Waxyaabahaan Cunnada Ka Dib:
https://www.youtube.com/watch?v=rHMekHPoVT0 (https://www.youtube.com/watch?v=rHMekHPoVT0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)