Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on September 26, 2015, 12:44:16 PM

Title: Su'aal: Caruurta ku soo toosan iygoo indhuhu casaadeen?
Post by: Saleeban Axmed on September 26, 2015, 12:44:16 PM
Ciid wangsn dhkhaatiirta lba suaalod ayn donyaa in an idin waydiiyo maxaa kena in caruurtu ku soo toosan iygoo indhuhu casaaden mrkii hore imdhohdu cadn ayy ahayen ta kle ku yaroo 8jira ayaa markuu kadjayo kayara raagtaa kaadidu wayyna yara gubtaa
Title: Re: Su'aal: Caruurta ku soo toosan iygoo indhuhu casaadeen?
Post by: SomaliDoc on September 27, 2015, 12:31:18 PM
Indhaha casaan may yihiin kaliya mise fiish ama wax cad ah oo indhaha iskugu dhagaan ayaa la socdo, illaa goorma ayaa ku aragtay cunugaaga?
Midda kale kaadida ku hakato caruurta am xanuunjiso waxay calaamad u tahay caabuq kaadi mareenka ee dhakhtar u gey si kaadida loo baaro, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html)