Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muna O.Hamari on November 20, 2012, 11:02:10 AM

Title: Su'aal: Xanuun baan raba inaan ogaado inuu jiro iyo in kale?
Post by: Muna O.Hamari on November 20, 2012, 11:02:10 AM
Assalamu Alykum

Doctors,

Su,aasheydu waxay tahay waa maxay xanuunka Mayiikada loo yaqaano se ma jira, waa maxay astamihiisu, maxaa se dawo u ah haduu jiro?



Shukran!!
Title: Re: Su'aal: Xanuun baan raba inaan ogaado inuu jiro iyo in kale?
Post by: SomaliDoc on January 02, 2013, 09:52:53 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3933.msg11863.html#msg11863