Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuure450 on March 23, 2020, 02:56:11 PM

Title: Su'aal: Cunaha ayaa wax ii tagan?
Post by: Nuure450 on March 23, 2020, 02:56:11 PM
Asc dr iska wrn setahy salan kadib  Dr  dhuunta ayaa wax ii tagan mrkan wax cunayo waxan mooda inan xoog ku dhaafayan dhuunta mrkan candhuuf laqaayo maba dhaafayaan dhuunta waxan mooda inay weli afkeyga ku jirto candhuftas.