Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaakir999 on April 14, 2015, 10:35:12 AM

Title: Su'aal: Madaxa intiisa hore way i xanuuntaa?
Post by: Shaakir999 on April 14, 2015, 10:35:12 AM
Asc marka hore
waxaan isku arkay ayaamahan dambe madaxa intiisa hore oo ixanuuta weliba xiddidada madaxa inata hore ,o marmar debada uso baxa.
Waad mahadsantihin.
Title: Re: Su'aal: Madaxa intiisa hore way i xanuuntaa?
Post by: SomaliDoc on April 16, 2015, 10:19:16 AM
Fadlan halkaan kaga bogo qoraal ku saabsan madax xanuunka iyo noocyadiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html)