Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaabirr on February 26, 2010, 10:19:07 PM
-
Asalaamu caleekum
wallayaaal waan idins alaamay salaankadib
waxaan rabaa ina aan su.aal halka aka soo jeediyo hadoo ale idmo
su,aashaa
waxaa weeye cudurka ku dhacay ilakaha loo ya qaano suus ama
goosa oo ma doowaada
dr yaal maxaa la gu daa weenkaraa
maxaa keena goosa madoowaadka ama suusuka oo ku dhacay
maxaa se looga hortagi karaa
waad kumadahsantihiiiin
dhakhaatiirta wanaagsan oo joga webka
thank
-
Halkaan ka akhriso qoraal looga hadlayo suuska iyo bololka ilkaha
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=589.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=589.0)
Hadii aad qabto su'aalo kale waad na weydiin kartaa
SomaliDoc