Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mahad kashka on January 09, 2019, 07:26:43 AM
-
Asc doctors magacaygu waa mahad kashka waxaan isku arkay dhidid badan markasta kayimaada gacmaha iyo lugaha
Yaraan tayda ilaa hada bilooyinkaan dambe waxaa bilaabay inaa kilkilaha kadhidido marka dhib maiikeeni karaa dhididkaas
-
Dhididka xad dhaafka ah oo jirka ka yimaado waa cillad ku badan dadka qaar, waana lagu dhashaa faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0)