Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on May 20, 2018, 03:55:27 PM

Title: Su'aal: Maxaa laga wadaa gram positive & negative?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on May 20, 2018, 03:55:27 PM
Asc
Doc, Ramadaan kariim
Waxan doonayaa in aan wax ka ogaado waxa loola jeedo Garam Negative and Garam postive.
Daawada Gramnagative ah waa tee iyo midda garam positive waa teee?
Bacteria oo gram positive ah dawadeeda wax maka tari kartaa midda garam nagative ah.
Wabilahi Towfiq
Title: Re: Su'aal: Maxaa laga wadaa gram positive & negative?
Post by: SomaliDoc on December 27, 2018, 09:47:32 PM
Faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3022.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3022.0)