Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jamiila Mohamed on January 08, 2016, 07:05:09 PM

Title: Su'aal: Quurada xanuun miyaa?
Post by: Jamiila Mohamed on January 08, 2016, 07:05:09 PM
suaasheyda waxey tahay
quurada xanuun miyaa?
mase lakala qaada quurada?
Title: Re: Su'aal: Quurada xanuun miyaa?
Post by: SomaliDoc on January 09, 2016, 03:21:46 PM
Ka akhriso halkaan qoraal faahfaahsan oo ku saabsan khuurada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1132.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1132.0.html)
Khuuradu ma ahan wax la kala qaado.