Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Canabcumar on December 10, 2016, 07:09:37 PM

Title: Su'aal: Xaalad walwal igu abuurtay?
Post by: Canabcumar on December 10, 2016, 07:09:37 PM
Asc dr su aashaydu waxay tahay waxaan isku arkay waayadan danbe dheecaanka farjigayga ka yimaado oo dhiig la socdo ama madaw ah wax xanuun ahna kuma qabo mudo markii la joogaba waan isku arkaa waxay ciladu waxaana ahay gabadh mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Xaalad walwal igu abuurtay?
Post by: SomaliDoc on January 21, 2017, 02:33:57 PM
Fadlan la xiriir dhakhtar si laguu waraysto, laguuna wiisiteeyo, baaritaannane laguugu diro.
Waa in la hubiyaa hadduu dhiig yahay iyo haddii wax kale yahay iyo meesha uu ka imaanayo iyo haddduu cudur qarsoon uu jiro intaba.

Akhriso qoraal ku saabsan infekshanka dumarka ku dhaca ee leh dheecaanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0)