Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hussein Fowzzy on May 11, 2016, 09:13:41 PM

Title: Su'aal: Xanuunka Diiqada ama niyad jabka?
Post by: Hussein Fowzzy on May 11, 2016, 09:13:41 PM
Asc somali medical forum
waxaan iska arkey calaamado muujinasya niyadjabka waxaan aadey dhakhtarka dhimirka balse waxa uu ii soo qoray kaniinka niyadjabka lkn maanan isticmaalin cabsi aan ka qabo awgii oo
daawada stress ka ma la qabsanayaa (addict) jirkaagu?
haddii uunan dhib keenayn kaniinigiisu
iyo haddii kaleba wax iiga sheeg
           Mahadsanidiin

Title: Re: Su'aal: Xanuunka Diiqada ama niyad jabka?
Post by: SomaliDoc on June 01, 2016, 09:20:26 PM
Daawooyinku waa nuucyo badan yihiin, daawada laguu qoray magaceed?