Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saiid6666 on July 19, 2010, 02:14:02 PM

Title: Su'aal: waa maxay cudurka (Fibrosis)?
Post by: Saiid6666 on July 19, 2010, 02:14:02 PM
salaamu calaykum
walaalayaal waa maxay cudurka Fibrosis somali maxaa lagu yiraa mala dawayn karaa walaalayaal warbixin buuxda iga soo siiya ilaahay qayr ha idin siiyee
Title: Re: Su'aal: waa maxay cudurka (Fibrosis)?
Post by: SomaliDoc on July 30, 2010, 08:49:50 PM
Fibrosis maahan cudur ee waa is bedel ku dhaco unugyada, nudka ama xubinta.
taasoo ah in unugyada ay dhintaan, baaba'aan oo isku shuuqaan.