Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaahin1 on September 01, 2015, 02:44:45 PM

Title: Su'aal: Dhirta daawada ku jirto - Xabad Sawdada, Toonta iyo Malabka?
Post by: Kaahin1 on September 01, 2015, 02:44:45 PM
Asc
waxaan doonayay inaan wax ka ogaado dhir ay ku jirto daawo siduu noo sheegay nabigeena csw
waa sida xabad sawdada iyo toonta iyo malabka siday wax u taraan kamiyada qofka maalintii ku filan
 inuu qaato cudurada goonida ah oo ay daa weeyaan  jzk khayran noo faa iideeya
asc
Title: Re: Su'aal: Dhirta daawada ku jirto - Xabad Sawdada, Toonta iyo Malabka?
Post by: SomaliDoc on September 02, 2015, 01:58:37 PM
Kaahin horay ayaan uga hadalnay inta aad tilmaantay oo idil ee halkaan ka akhriso haddii aad xiisaynaysid.
1- Caafimaadka Malabka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3929.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3929.0.html)
2- Caafimaadka Xabad Sowdada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5502.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5502.0.html)
3- Caafimaadka Toonta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4605.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4605.0.html)

Haddii aad su'aalo kale qabtid waad noo soo gudbin kartaa.