Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awil5 on May 22, 2016, 04:19:44 PM

Title: Su'aal: Warbixin iga sii daawada la yiraahdo hair move?
Post by: Awil5 on May 22, 2016, 04:19:44 PM
Asc mudane magacu wa ahmed waxaan jeclahay in aad war bixin iga siiso dawada la yiraahdo hair move oo lagu jaro timaha sida bisqinta iyo kil kilaha dawadaa maxeey side effects ledahay hadaan u adegsado garka iyo sharbaha aad ayan kugu mahadcelinayaa doctor shaqada aad inoo heyso allaha kaa ka abaal mariyo aduun iyo aaqiraba mahadsanid
Title: Su'aal heir move ma u istiv maali karaa meel walba
Post by: Awil5 on May 23, 2016, 01:59:30 PM
Maxeeyna ledahay side effects
Title: Re: Su'aal: Warbixin iga sii daawada la yiraahdo hair move?
Post by: SomaliDoc on June 05, 2016, 07:54:27 PM
Dhibaatooyinka ay keento ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5328.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5328.0)