Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khadar Ahmed on March 17, 2016, 09:46:42 PM

Title: Su'aal: Muxuu yahay xanuunkan somalidu utaqaano GADOODIYE?
Post by: Khadar Ahmed on March 17, 2016, 09:46:42 PM
wadsalaamantihiin  dhamman bahda somalidoc.com,DR waxan raba inan suaal kuwaydiiyo oo ah muxuu yahay xanuunkan somalidu utaqaano GADOODIYE ee qofka siduuyahay kuqalajiye fadlan ifaahfaahi si aan wax uga ogaado.
Title: Re: Su'aal: Muxuu yahay xanuunkan somalidu utaqaano GADOODIYE?
Post by: SomaliDoc on March 26, 2016, 02:48:38 PM
Fadlan faahfaahin iga sii xanuunka aad tilmaantay, maxaa ka wadaa dadka sidooda ayuu ku qallajiyaa?