Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed tilmaame on February 24, 2018, 05:58:15 PM
-
Salaan kadib doctor waxa aan ka cabanayaa xanuun ah in aanan niyadba u hayn galmada waxanan ahay will dhalinyaro ah hadana dhamaan dareenkii aan u qabay galmadu maaha mid shaqaynaya maxaa xalla
-
Waxyaabo badan ayaa keeni kara in hamigaagu hoos u dhaco, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0)