Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baxsane on February 24, 2018, 10:33:38 PM
-
Asc waxaan Ahay xaas, Galmada ka dib , Waxaan arkaa Biyihii , (Sperm) oo banaanka uga soo baxaya Farjiga.. The fluid coming out of the vagina ..
1. Maxaa Keena
2. Uur ma samaysmi karaa
3. Ma la odhan karaa awooda tuuris biyaha ayaa daciifa
.. thanks...
-
Su'aashaan dhowr jeer ayaan horay uga jawaabnay, faahfaahinteeda ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5837.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5837.0)