Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baardheere20 on June 19, 2018, 05:08:32 PM

Title: Su'aal: Ma jiraa isbitaal toobinta sameeyo?
Post by: Baardheere20 on June 19, 2018, 05:08:32 PM
Dre adigoo mahadsan waxan aqriyay toobinka oo aad si fiican noogu sharaxday , sidaa darteed ma heli karaa hospital sax.ah ama doctor sax oo toobinka sameeya. sidoo kale toobinku waxan aragnaa ayadoo madaxa latoobayo dhabarkana la toobayo marka  hadba xanuunku meshuu kajira miyaa mise waa latoobi karaa meel waliba
Title: Re: Su'aal: Ma jiraa isbitaal toobinta sameeyo?
Post by: SomaliDoc on January 02, 2019, 10:45:14 PM
Qoraal ku saabsan Toobinta iyo waxa caafimaadku ka qabo iyo haddii ay jiraan meelo lagu sameeyo intaba waxaad ka akhrisan kartaa link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6038.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6038.0)